Xog Xaasaasi ah: Guddomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galaya shirka musharaxiinta

Wali waxaa is hor fadhiya oo Muqdisho ku shiraya musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan bulshada Soomaaliyeed oo lagu daray siyaasiyiin iyo madax xilal ka haayo Dowladda seegtay tubta toosan ee siyaasada ee ay majaraha u hayaan Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.   Marba marka ka dambeysa shirka ayaa sii noqonaya mid xasaasi ah … Continue reading Xog Xaasaasi ah: Guddomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galaya shirka musharaxiinta